Monday, July 14, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Ganacsatada iibiya Raashinka samafalka [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay inay soo xaqiijisay in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunooyinka loogu talagalay carruurta nafaqa daradu heyso ee aan iibka loogu talogelin.

Wasaaradda ayaa sheegtay in cuntada gargaark ah ee lagu soo arkay suuqyada ay ka mid yihiin Buskut, Saliid, Digir, Haruur iyo malmaatooyinka nafaqada leh ee RUSF iyo RUTF. Wasaaradda Caafimaadka ayaa amar ku bixisay inay ciidamada ammaanka soo qabtaan shaqsiyaadka caadeystay in ay iibiyaan cuntooyinka samafalka loo keenay dalka.

Iyadoo iibinta cuntada gargaarka ay caadi ka tahay magaalada Muqdisho ayaa qoraalkan loo arkaa in wasaaradda caafimaadka ay u qaaday culeys ka yimid hay’adaha samafalka kadib warbixinno ay baahiyeen warbaahinta reer Galbeedka.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON