Monday, June 23, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay inuu sharci darro ku shaqeeyo Isbitaalka Hay’adda Turkiga ee Yardimeli

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay kasoo saartay muran muddo ka taagnaa shaqada hay’adda Turkiga ee Yardimeli ka wado magaalada Muqdisho ku shaacisay inay sharci darro ku howgasho hay’adaasi.

War-saxaafadeedka wasaaradda caafimaaadka ayaa lagu caddeeyay in Hay’adda Yardimeli shaqada ay ka wado Isitaalka Yardameli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka degsan, ayna tallaabo sharci ah ka qaadan doonto.

Wasaaradu waxay sheegtay inaysan u dulqaadan karin in kaalmada Bani’aadamnimo iyo taakulada walaalnimo ay noqdaan kuwo lagu fushado dano gaar, lagan dhigto deeqahaas kuwo laga macaasho oo ganacsi laga dhigto.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON