Thursday, June 26, 2025

Wasiika Amniga Puntland: “Waa in la toogtaa maxaabiista xabsiga Puntland ka buuxda ee…” (Dhageyso)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku baaqay in la toogto maxaabiista ku jirta xabsiga Puntland.

Wuxuu sheegay inay wax laga xumaado tahay inay Puntland weli xabsiyada isaga haysato oo ay quudineyso argigixisadii Puntland kusoo duushay, kuwaas oo horey loogu xukumay xukun dil toogasho ah, balse aan lagu fulin.

Wuxuu sheegay inuusan garaneyn sababta aan loo toogan maxaabiistaasi maadaama ay xukuman yihiin oo ay raashinka uga dhameynayaan maamulkooda.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON