Tuesday, June 24, 2025

Wasiir ka mida xukuumadda magacaaban oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

Wasiir ka tirsan xukuumadda magacaaban ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Wasiirkan oo loo magacaabay Wasaaradda  Gadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa waxaa Garoonka Muqdisho uga hortegay  xildhibaano iyo mas’uuliyiin ah isu dhow yihiin iyo agaasimaha wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka mudane Cali Gacal.

WQasiirka magacaaban Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in dalka uu ku soo laabtay, isagoo ka mid ahaa qurbe joogta Soomaaliyeed.

SAWIRRO

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON