Wednesday, July 9, 2025

Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo Magdhow ka dalbaday dowladda Mareykanka (Dhageyso)

Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday inay magdhow ka bixiso askartii ay ka leysay Galmudug.

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay maanta Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay  soo dhoweynayaan qirashada Maraykanka uu qirtay ciidamadii uu la laayay Galmudug, isla markaana ay ka doonayaan magtooda.

taardhulWasiir Taar-dhuleed ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Maraykanka looga baahanyahay inuu bixiyo magta wiilashi Galmudug ee ku dhintay duqeyntaasi iyo khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay.

DHAGEYSO WASIIRKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON