Sunday, July 13, 2025

Wasiir ka tirsan xukuumadda Kheyre oo lagu soo eedeeyay inuu Iibsaday Dugsi Hoose/Dhexe [Akhriso Warbixin]

Wasiirka Waxbarashada, xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa lagu soo eedeeyay inuu iibsaday hanti qaran oo ah Iskuul caan ah oo lagu magacaabo Dugsi gaHoose iyo Dhexe ee degmada Waaberi.

Dacwad ay wasiirka ku soo oogeen Guddiga  Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka ayaa waxaa ku caddeyd qoraallo caddeynaya casbasho ka timid macalimiinta iyo waalidiinta dugsiga iyo warbixinta Guddig Baarlamaanka.

Warbixinta ayaa lagu xusay in Wasiirka nin ay Saaxiibo yihiin oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada oo lagu magacaabo C/naasir Maxamed uu ka iibiyay Iskuulka 20 December ee degmada Waaberi.

Su’aalo weydiin wasiirka maanta la filayay in lagu soo gole joojiyo ayaa Baarlamaanku ka hor yimid iyadoo cod loo qaaday ay diideen inta badan xildhibaanadda in wasiirka wax su’aalo ah la weydiiyo.

HOOS KA AKHRISO QORAALLADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON