Sunday, July 13, 2025

Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay [Akhri sababta]

Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/sasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba uga dhawaaqay inuu iska casilay xilka wasiirnimo.

Arrintan ayaa ka danbeysay, kadib markii uu isu sharxay xilka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la filayo in 17-ka Bishan Novembar ay magaalada Baydhaba ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulkan.

Musharax C/casiis Laftagareen ayaa maanta iska diiwangelineya guddiga Doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed iyadoo  shuruuradaha ay ka mid tahay inuusan musharaxa heynin xil kale, wuxuuna sidaas ku banneeyay xilalkii wasiirnimo iyo kii Baarlamaanka Federaalka.

Waxaa warar hore u soo baxay sheegayeen inuu musharaxan uu ka mid yahay xubno ay wadato dowladda Federaalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON