Tuesday, June 24, 2025

Wasiir ku Xigeenkii Kalluumeysiga Puntland ee xilka laga qaaday oo Jawaab kulul soo saaray & Sir uu kashifay [Akhriso]

Wasiir ku xigeenkii Kalluumeysiga Puntland Maxamed Maxamuud Cali (Gabax) oo xilka looga qaaday musuqmaasuq sida uu ku eedeeyay  madaxweynaha Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyey qaabkii loo adeegsaday xil ka qaadsitiisa.

Qoraal dheer oo saddex boq ka kooban ayuu soo saaray ayuu ku faafhaahiyey wixii keenay in xilka laga qaado iyo khilaaf dhex maray wasiirka Kaluumeysiga iyo kan Maaliyadda Puntland, wuxuuna soo bandhigay caddeymo ku saabsan xaaladda ka taagan wasaaradda maaliyadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text

Image may contain: text

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON