Thursday, June 26, 2025

Wasiir Nuux oo laga reebay Doorashada kursiga beeshiisa Baarlamaanka [Akhri go’aan Guddiga Doorashada]

Guddiga Doorashada Dadban ayaa go’aan uu caawa soo saaray uga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee Beeshiis Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maxamed C/llaahi Nuux.

Qoraal  ka soo baxay Guddiga Doorashada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) ayaa lagu sheegay in wasiirka Maxamed C/llaahi Xasan (Nuux) iyo musharax Axmed Sheekh Nuur (Cirro) la tartamayay ay labadaba mas’uul ka ahaayeen qalalaasihii 18-kii Novembar ka dhacay xarunta Doorashada ee magaalada Jowhar.

Guddiga ayaa go’aamiyay in la kala diro ergada isla markaana musharxiin cusub kursigaasi ku tartamaan

HOOS KA AKHRISO GO’AANKA GUDDIGA DOORASHADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON