Monday, July 14, 2025

Wasiir Soocade oo is-diiwaangelin qasab ah ku soo rogay saxafiyiinta Puntland

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa soo saaray amarro ku socday Warbaahinta iyo Saxafiyiinta ka howlgala degaanada Puntland, wuxuun amray inay is diiwaan geliyaan oo xarunta wasaaradiisa geeyaan  liiska shaqaalaha xarun walba oo warbaahineed.

Wasiir Soocade ayaa amarkaasi daba dhigay digniin ah in wariyihii aan magaciisa la helin  aanu Puntland war ka diri karin, kana shaqeyn karin iyadoo xilliga loo qabtay arrintan uu yahay ilaa 25-ka bishan July.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA

SOOCADE

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON