Monday, June 23, 2025

Wasiirada Arrimaha Dibadda Dalalka Kenya & Somalia oo gaaray magaalada Mandheera [Sawirro]

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Labada dhinac ayaa kulan ku yeelan doona magaalada Mandheera, waxayn wararku sheegayaan in shirkaasi looga hadli doono xiriirka labada dal iyo arrimo dhex yaalla  sida Derbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xadka labada dal iyo weerarka ay ciidamada Kenya ku hayaan xarumaha Isgaarsiinta Soomaaliya.

Ad

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON