Thursday, June 26, 2025

Wasiirka Amniga oo Amarro cusub faray Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho [Dhageyso]

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee  magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.

Wasiirka Amniga Abuukar Ducaalle Islow (Ducaale) ayaa sheegay inuu Hay’adaha Amniga faray inay sii kordhiyaan  Howlgalada lagu xasilinayo amniga caasimadda, isagoo sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhiga Booliska degmada Waaberi uu ku dhacay qadar Alle.

“Waa inaan u midownaa ammaanka, waa dareemi kartaa qof naf la caari ah oo baabuur lasoo cararray oo shacab la beegsaday, hay’adaha amniga waxaan farayaa inay dadaalkooda labalaabaan ma ahayn inuu meeshan soo gaaro, laakiin qadarta Alle ayay ku dhacday…” ayuu yiri Wasiir Ducaale.


DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON