Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda magaalada Jidda ku amray inay dalka soo galaan [Akhriso]

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay dhammaan Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jiddah, dalka Sacuudiga.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Amar ka soo baxay Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad loogu yeeray inay muddo 30 maalmood gudahood ah ku soo galaan magaalada Muqdisho, iska xaadiriyaan Xarunta Wasaarada Warfaafinta.

Lama sheegin sababta loogu yeeray diblomaasiyiinta Soomaalida ee Qunsuliyadda Jiddah, laakiin warar hore u soo baxay ayaa sheegayey inuu khilaaf ka dhex taagan tahay diblomaasiyiinta Qunsuliyadda dhexdeeda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON