Wasiirka Arrimaha Gudaha mulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa shaqadii ka joojiyay Duqa Magaalada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi (Mahad alla).
Qoraal kasoo baxay wasiirka ayaa lagu sheegay in shaqo ka joojinta Duqa magaalada Beledweyne ay timid iyadoo baahi loo qabo isbedel lagu sameeyo maamulka Dowladda Hoose ee magaalada Beledweyne, iyadoo si KMG ah xilkaasi loogu magacaabay Cabdi Xuseen Cismaan (Canjeex).
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA