Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo kashifay Heshiisyadii lala galay Ahlu suna, jawaab culus-na u direy [Daawo]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye aya faahfaahin ka bixiyey halka uu marayo xiriirka Dowladda Federaaka iyo Ahlu ee maamul u sameynta Galmudug, wuxuuna soo bandhigay afar qoraal oo Ahlu suna ku baahiyeen baraha bulshada, isagoo jawaabo culus ka bixiyey.

Wuxuu qiray inuu jiray heshiis Ahlu suna iyo Dowladda Federaalka galeen loogu balanqaaday Ahlu suna in 35 xubnood lagas iiyo Baarlamaanka cusub ee Galmudug, laakiin ay arrintaasi u taallo odayaasha Galmudug oo aysan Ahlu suna sugin xilligii arrintaasi al guda heli lahaa.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye oo bulshada reer Galmudug caawa kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayuu qodob qodob ugu jawaabay qoraallada iyo tallaabooyinka Ahlu suna, isagoo ku eedeeyay inay isku qasayaan Galmudug iyo Ahu suna, isla markaana qoraal ay u direen beesha caalamka uu ahaa mid meelo kale laga waday.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON