Monday, June 23, 2025

Wasiirka Beyle: “Qof waliba waa inuu Canshuur bixiyaa, haddii kale waa in Wadanka la xiro oo la isaga tago..” [Dhageyso]

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa bishaan Febraayo.

Wasiir Bayle ayaa inay saameyn ku yeelatay canshuurta ayu diideen ganacsatada oo wax badan aanay bishan soo xaroon, laakiin ay bixinayaan mushaarka bishan, wuxuuna digniin ka bixiyay in canshuurta haddii la bixin waayo uu dalku xirmayo ayna noqoneyso in lagu kala tago.

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa intaas ku daray in wadahadallo u socdaan ganacsatada kala duwan oo laga doonayo inay bixiyaan canshuurta laga rabo.

Ad

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON