Wednesday, June 25, 2025

Wasiirka cusub ee Amniga oo xirtay dareyska ciidamada Milateriga [Daawo Bandhigga Wasiirka]

Wasiirka cusub ee Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo shalay xilka la wareegay ayaa xalay shaqo ka bilaabay magaalada Muqdisho.

Wasiir Ducaale ayaa xalay lagu arkay isagoo xeran dareyska ciidamada Milateriga oo kormeer lama filaan ah xilli danbne ku tegay Koontaroolada laga soo galo magaalada .

Kormeerka waxaa wasiirka ku wehliyay saxaafada TV-yada qaarkood, taasoo loo arkay inay ka ahayd dhoolatus iyo shaqo bilow.

Wasiirkan  oo hore u ahaan jiray ciyaaryahan kubadda Koleyga ah, kadibna noqday ganacsade ayaan lahayn taariikh ciidan iyo mid amni sida wasiiradii uga horeeyay xilka oo dhammaantood ay culeys ku noqotay wax ka qabashada xaaladda ammaanka Muqisho

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON