Monday, July 14, 2025

Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo Shaqada ka eryay 14 ka mida Wakiiladii Ganacsiga dibadda [Akhriso Wareegto]

Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya  Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaqadii ka ereyay 14 ka mida wakiilladii Ganacsi ee xarumaha Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay waddamada dibadda.

Wasiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wakiiladaasi ay mushaar ka qaataan dowladda, isla markaana aanay tegin dalalkii lagu magacaabay, iyadoo aanba lahayn khibrada shaqada loo diray oo ay ku yimaadan cadaadis siyaasadeed.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON