Tuesday, June 24, 2025

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Xukuumadda ee Somalia oo xilka loo dhaariyey

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Aadan Xooshow ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasiirnimo ee dhowaan loo magacabay.

Xafladda dhaarinta oo ka dhacay Villa Hargeysa waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana lagula dardaarmay wasiirka in uu si hufan u guto waajibaadka saaran, iyadoo uu xilka ka bedelayo Wasiirkii hore C/fataax Geesey oo isu casilay qalalaasihii magaalada Baydhaba iyo Faragelintii ay dowladda Somalia ku sameysay.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa muddo 24 saacadood gudahood ah, kadib markii uu is casilay xilkan u magacaabay Cabdi Aadan Xooshow .

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON