Thursday, April 18, 2024

Wasiirka Maaliyadda oo sawirro ku muujiyay xiriirka ka dhaxeeya isaga & Ra’iisal wasaaraha [Daawo]

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhowaan beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhaxeeya isaga iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa  muuqaal ahaan u soo bandhigay arritan.

Wuxuu bartiisa twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya qosol ay wada qaadanayaan isaga iyo Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku sugan shirka DARDAR GELINTA HOWLAHA XUKUUMADDA ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Wasiir Beyle ayaa saxaafadda baahisay wararka ku saabsan inuu khilaaf u dhaxeeyo Ra’iisal wasaarihiisa ku tilmaamay mid aan mas’uul ahayn isla markaana caqabad ku ah horumarka dowladnimada, wuxuuna caddeeyay inay been yihiin wararkaasi.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON