Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Maaliyadda Somalia oo Caawa ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho [Daawo Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa ka dhoofay magaalada Mqudisho isagoo safar shaqo u kicitimay.

Wasiirka waxaa garoonka ku sagootiyay wasiirka Gaadiidka & Duulista, wuxuuna aragtidiisa  ku cabiray inuu xilli habeen ah ka duulo Garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. “Caawa waxaa sharaf ii ah inaan xili habeen ah ka duulo Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waliba Diyaarad ay la socdaan Dad shacab ah 27 sano kadib, tani waxay caddeyn u tahay hormarka Dowladnimo ee aan gaarnay…” ayuu yiri Wasiir Beyle.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: sky, night and outdoor

Image may contain: people standing, sky, night and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and night

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 1 person

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON