Tuesday, June 24, 2025

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo xiray Idaacadii baahisay wareysigii Hanjabaadda

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade  ayaa albaabda  isugu dhuftay Idaacadda Daljir ee fadhigeedu yahay Puntland, kadib markii ay faafisay war aanu dooneyn in laga faafiyo isagoo u hanjabaya saxafiyiinta Puntland.

Idaacadda Radio Daljir oo ka mida idaacadaha ugu waaweyn Puntalnd ayaa hawada laga saaray kadib markii ciidamo ka tirsan Puntland oo amar ka heysta wasiirka warfaafinta Puntland ay  tageen oo ay shaqadii ka joojiyeen.

Madaxda Idaacadaasi ayaa sheegay in ciidamo badan ay gudaha u galeen xarunta idaacadda, isla markaana shaqaalihii ku amreen inay damiyaan.

Arrintan ayaa ka dambeysay  waraysi ay idaacadda Daljir la yeelatay gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamad Gallan oo ciidamo badan urursaday, kacdoon hubeysan ka bilaabay gobalka Bari.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON