Friday, July 4, 2025

Wasiirkii Arrimaha Dibadda oo si lama filaan ah xilkii looga qaaday iyo Wasiir cusub oo lagu dhawaaqay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa xilka wasiirka Arrimaha dibadda loogu magacaabay Maxamed C/risaaq Maxamuud oo ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Lama oga sababta keentay xil ka qaadista degdegga ah ee Wasiir Axmed Ciise Cawad oo la sheegay in loo magacaabay Safiir, waayna arrintan kusoo beegantay kadib qoraal xalay kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda oo looga hadlay dagaalka ka socda Gobolka Tigreega oo markii danbe dib looga noqday.

wareegtada waxaa Telefishanka ka akhriyey Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Dubbe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON