Thursday, June 26, 2025

Wasiirkii Waxbarashada Maamulka Jubbaland oo geeriyooday..

Wasirkii Waxbarashada Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ku geeriyooday dalka India.

Geerida wasiirka oo ay xaqiijiyeen eheladiisa iyo maamulka Jubbaland ayaa timid markii uu in muddo ah xanuunsanaa, iyadoo dalka India loo geeyay si xaaladiisa caafimaad loola tacaalo.

Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ka mid ahaa siyaasiyiina hore ula heshiiyey Axmed Madoobe isagoo xilal wasiir ka qabtay maamulka Jubbaland.

Axmed Maxamed Islaam, madaxwayne ku-xigeenbada, golaha wasiirrada iyo dhammaan xildhibaanada golaha shacabka Jubbaland ayaa tacsi u diray qoyskii iyo ehelladii uu ka baxay marxuumka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON