Monday, June 23, 2025

Weerar lagu qaaday mid ka mida Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday mid ka mida guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir.

Weerar bam gacmeed loo adeegsaday ayaa lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha  Degmada Hodan Mudane Axmed Salaad Ibraahim.

Xillig weerarka dhacay ayaa la sheegay inuu Guddoomiyaha ka maqnaa guriha, balse Bamka ayaa dhaawacay saddex ka mid ah illaaladiisa guriga oo dhaawacyadoodu la sheegay inay fudud yihiin.

Ad

Dableyda weerarka ku qaaday guriga guddoomiyaha ayaa goobta ka baxsatay. Ilaalada ayaa rasaas fara badan furtay iyadoo halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON