Saturday, July 12, 2025

Weriye ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala caasimadda Muqdisho oo maalmihii danbe xanuunsanaa.

Allaha u naxariistee waxaa Isbitaalka Yardameli ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Weriye Axmed Xuseen Caddow oo ka mid ahaa weriyeyaasha ka howlga magaalada Muqdisho, xilligan ka mid ahaa warbaahinta Dalsan.

Weriyaha ayaa maalmihii ugu danbeeyay ka xanuunsanayey Wadnaha, waxaana uu goor dhoweyd ku geeriyooday Muqdisho.

Waxaa geerida Axmed Xuseen Caddow tacsi u diraya saxafiyiinta iyo madaxda warbaahinta Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON