Monday, July 14, 2025

Weriye lagu dilay Magaalada Gaalkacyo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay weriye ka howlgala idaacadda ku taalla magaaladasasi, markii koox burcad ah ay ku weerarreen Toorey.

Waxaa dhaawac soo gaaray u geeriyooday wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo kamid ahaa wariyeyaasha ka hawlgala Idaacada Codka Nabada ee magaalada Gaalkacyo, kadib markii weerar loo adeegsaday Toorey ay xalay ku qaadeen koox burcad ah oo magaaladaasi ka kacday kuwaasoo dadka ka furta wixii ay heysteen.

Arrintan ayaa dhacay xalay xilli uu weriyaha baxay xarunta Idaacadda Codka Nabadda ee uu ka shaqeynayey isgoo ku geeriyooday Isbitaalka kadib markii uu dhaawac culus kasoo gaaray Toorey lagu dhuftay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON