Thursday, June 26, 2025

Weriye si lama filaan ah ugu geeriyooday Magaalada Beledweyne

Waxaa si lama filaan ah Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan maanta si lama filaan ah ugu geeriyooday weriye Siraaji Cumar Cabdi oo ka mid ahaa saxafiyiinta ka howlgala gobolka Hiiraan.

Siraaji ayaa wararku sheegayaan inuu mar kaliya wadanaha laga qabtay, kaddibna waxaa loo qaaday Isbitaalka si loogu daweeyo, balse waqti yar kadib  uu ku geeriyooday .

Weriye Siraaji oo hay’ado warbaahineed oo badan ka howlgalay wuxuu xilliyadii ugu danbeeyay wakiil u ahaa Idaacadda Radio Muqdisho ee dowladda.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON