Sunday, June 22, 2025

Weriye Somali ah oo soo bandhigay Kufsi baahsan oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ka geysteen Tigray

Gobolka Tigray oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ku duuleen ayaa waxaa ka dhacay tacadiyo waaweyn oo bani’aadamnimo oo Qaramada Midoobay ku tilmaantay isir sifeyn.

Weriyaha Soomaaliga ee Jamal Osman ayaa tegay Gobolka Tigray, magaalada Makelle, wuxuuna diyaariyey warbixin naxdin leh oo ku saabsan boqolaal haween Tigray ah oo ay kufsadeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritrea, waxayna haweenkaasi ka sheekeeyeen waxa ku dhacay oo ay dunida la wadaageen sida kufsiga loogu adeegsaday hub oo kale.

Warbixinta Hoos ka daawo

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON