Sunday, July 13, 2025

Wiil 19 jir ah oo arday ku dhow 20 ku laayay Dugsi ku yaalla Dalka Mareykanka [Sawiro & Video]

Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib markii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku yaalla magaalada Parkland ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka sida ay xaqiijiyeen ciidamada Boliiska.

Wiilkan loo qabtay inuu geystay falkaasi ayaa lagu magacaabaa Nikolas Cruz ,kaas oo horay uga mid ahaa ardayda Dugsigaasi, ka hor inta aan laga eryin. Wuxuuna adeegsaday xeelad ah inuu shido qalabka digniinta, kadibna markii ay ardayda kasoo wada yaaceen fasaladda uu rasaas ku bilaabay.

Shilkaan ayaa ah kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca goob wax barasho marka laga yimaado weerarakii lagu dilay 26-ruux ee ka dhacay Dugsi ku yiillay gobolka  Connecticut sanadkii  2012-kii.

Wiilkaasi ka dambeeyay dilka dadkaasi  waxaa lagu qabtay deegaanka  Coral Springs, daaweyn ka dib waxaa la dhigay xabsiga Boliiska. Madaxweyne Trump ayaa cambaareeyay falka toogashada ah.

SAWIRRO DAAWO

Broward Sheriff Scott Israel said Cruz was a former student at the school but had been expelled for unknown 'disciplinary reasons' last year 

A student, on a stretcher, is loaded into the back of an ambulance after the mass shooting on Wednesday afternoon

Medical personnel tend to a bloodied victim as they help to evacuate them from the school 

An injured female was transported from the school on a stretcher by first responders on Wednesday afternoon 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON