Wiilkii Boorka Shaqo-doonka isku bandhigay Muqdisho oo Shaqo helay (Daawo Wareysi uu bixiyey)

Abuukar Axmed Xuseen oo inuu shaqo-doon yahay ku soo bandhigay boorar uu ku dhegsaday magaalada Muqdisho ayaa shaqo ku helay muddo 72 saacadood gudahood ah, kadib markii ay la xiriireen shirkado fara badan.

Wiilkan ayaa doortay inuu u shaqeeyo shirkadda Shirkadda Astaan Ayaa oo ka mid ahayd  shirkadihii la xiriiray si ay shaqo u siiyaan, wuxuuna ka hadlay sababta keentay inuu doorto Shirkadda Astaan.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

111,633FansLike
613FollowersFollow
2,572FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

111,633FansLike
613FollowersFollow
20FollowersFollow
2,572FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!