Friday, June 27, 2025

XAAF oo lebistay dareyska Milateriga, kuna dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Alshabaab [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku lebistay dareyska milateriga, isagoo booqday  xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne Xaaf ayaa Ciidamadaas ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, isagoo sheegay in Ciidamada Galmudug ay dhowaan qaadi doonaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ee ku sugan degaanka Xarardheere.

“Waxaan maanta booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taala duleedka Magaalada Galkacyo, waxaana Ciidamada daraawiishta faray inay u diyaar garoobaan sidii dib loogu soo celin lahaa deegaanada ay shabaab ka haystaan Galmudug”ayuu yiri Xaaf oo culeys siyaasadee ka heysto madaxda Galmudug ee ay is khilaafsan yihiin.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON