Friday, July 11, 2025

Xaalad cusub oo kusoo korortay saaka Magaalada Gaalkacyo [Xabad joojintii oo halis ku jirta]

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ayka dhaceyso Galbeedka magaalada.

Waxaa saaka magaalada laga soo sheegay inay laba dhinac isu adeegsanayaan Hubka waaweyn, iyo kuwa boobayaasha, iyadoo labada ciidan ay weli isku horfadhiyaan inkastoo ciidamadii Galmudug dib loo celiyay dagaalkii ugu danbeeyay.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa shalay shaaciyay xabadjoojin ay ku gaaren khadka telefoonka oo ay markhaati ka ahaayeen Ergeyga Q/Midoobay iyo Ra’iisal wasaaraha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON