Monday, July 14, 2025

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo Saxafiyiinta ka hor istaagay inay tebiyaan Booqashada Wafdiga Turkiga [Daawo]

Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor istaagay saxafiyiinta warbaahinta madaxa bannaan ee Muqdisho inay tebiyaan booqashada Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga oo maanta yimid Muqdisho.

Wariyaasha oo markii hore loo yeeray ayaa kadib markii ay iska xaadiriyeen xafiiska loo geystay tacadiyo kala duwan oo uga yimid Xafiiska Ra’iisul wasaraha Xukuumada Soomaaliya, waxaana loo diiday inay tagaan Garoonka diyaaradaha iyo Saldhiga Turkiga oo wafdigu booqdeen.

Saacado badan kadib oo jactad iyo jahawareer ah ayaa la sheegay inay dib goobahoodii shaqo ku laabteen weriyayaashii hungoobay.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON