Friday, June 27, 2025

Xarun Cilmi baaris oo soo saartay saadaasha Natiijada doorashada madaxweynaha Soomaaliya [Akhriso]

Xarun cilmi baaris oo lagu magacaabo Data Grid Somalia ayaa shaacisay daraasad ay ka sameysay cidda ku guuleysan doonta xilka Madaxweynaha iyo Musharaxiinta ugu cad ee u soo bixi doona wareega labaad ee doorashada.

Daraasada ayaa lagu soo bandhigay sida loo kala helayo codadka wareegga koowaad, waxaana ugu codad badnaa illaa lix musharax oo kala ah:

1- Xasan Sheekh Maxamuud

2- Cumar Cabdirashiid Cali

3- Shariif Sheekh Axmed

4- Maxamed C/llaahi Farmaajo

5- C/qaadir Cosoble Cali

6- Siciid Cabdullaahi Dani.

Cilmi baarista ayaa sheegaysa in madaxweyne mar kale loo dooran  doono Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo heli doono sida la sheegay 59% codadka xildhibaanada, halka Cumar Cabdirashiid uu heli doono 41%.

Halkan ka akhriso cilmi baarista oo dhameystiran

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON