Sunday, July 6, 2025

Xarun islaami ah oo Soomaali maamusho oo lagu qarxiyay Dalka Mareykanka [Sawirro]

Xarun islaami ah oo ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weera Bam lagu  qaaday saaka xilliga Mareykanka.

Qaraxan ayaa lala beegsaday xarunta Daar Al-faariq ee degaanka Bloomington, Minnesota, waxaana Bam lagu qarxiyay kadib salaadii subax.

Xaruntan oo dadka taga ay Soomaali ka mid yihiin ayaa la sheegay inuusan wax qasaare ah geysan qaraxa lala beegsaday, waxaana goobta tegay ciidamada FBI iyo kuwa Booliska oo baaritaano ka wada xarunta la weeraray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON