Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay xubnaha Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka maamulka Jubbaland.
Kulanka oo la sheegay inuu ahaa is-xogwareysi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan, waxaana Xasan Sheekh looga dhageystay khudbad ku saabsan arrimaha federaalka ee Soomaaliya iyo midnimada Soomaalida.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA