Sunday, July 6, 2025

DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo waxqabad laga rabay ku eedeeyay maamulada Goboleedyada dalka

Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maamulada Gobolada ku eedeeyay howl  ka mida kuwii  ugu muhiimsanaa ee laga sugayay inuu qabto mudadii uu xilka hayay oo ka badan saddex sano.

Isagoo ka hadlayay xafladii caleemo saarkii ka dhacday magaalada Baydhaba ayuu sheegay in  Ciidamada kala qoqoban ee maamul waliba goonida u leeyahay oo hoos ahaan noqonaya ciidamo reer hebel loo baahan yahay in la isku dhafo oo ciidan qaran ay noqdaan.

Ciidamada qaran ayuu sheegay inay difaacadayaan caddowga guud ee dalka oo dhan dhibaatada ku haya, wuxuuna tusaale ka bixiyay howlaha ciidanka qaran ay u qabanayaan dalka.

Arrintan ayaa ka dambeysay markii wakiilka IGAD ee Soomaaliya uu si cad u sheegay madaxweynaha in ciidam qaran uu ka shaqeeyo dhismihiisa oo aanay suuragal ahayn in ciidan shisheeye uu mar waliba ku dhamaado Soomaaliya.

DHAGEYSO HADALKA MADAXWEYNAHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON