Saturday, August 13, 2022

Xeer ilaaliyaha Guud oo u yeeray Wasiir Beyle iyo Baaritaan lagu hayo Denbiyada Maaliyadda..

Qoraal kasoo baxay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa loogu yeeray Wasiirka sii haya xilka Maaliyadda xukuumadda C/raxmaan Ducaale Beyle oo qeyb ka noqday baritaanka denbiyada lagu galo Maaliyadda iyo dhaqaalaha dalka.

Wasiir Beyle ayaa looga yeeray xarunta Xeer ilaalinta inuu xaadiro 27-ka bishan June 2022 si uu uga jawaabo baaritaanka socda, waxaana xeer ilaaliyaha guud uu sheegay inuu baaris ku hayo dambiyo la xiriira maaliyadda iyo dhaqaalka dalka.

“Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka wuxuu u yeerayaa Wasiirka Wsaaradda Maaliyadda inuu yimaado xafiiska maalinta Isniinta 27 June 2022 si wax looga weydiiyo arrimo la Maaliyadda baaritaanka lagu hayo” ayaa lagu yiri qoraalka Xeer ilaalinta ee loo diray Wasiirka sii haya xilka Wasaaradda Maaliyadda C/raxmaan Ducaale.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON