Thursday, June 26, 2025

Xiisad ka taagan magaalada Kismaayo & Wararkii ugu danbeeyay ciidamo badan oo…

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad ka jirto magaalada kadib markii xabsi loo taxaabay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo xasaanada laga qaaday.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii xaafado ka mida magaalada lagu arkay ciidamo u baabulan qaab beeleed oo ay isku heyb yihii xildhibaan Axmed Cabdi  Xasan (Axmed Xaajir) oo u xiran maamulka Axmed Madoobe isagoo lagu heysto inuu qoray mooshin ka dhan ah mamulka.

Dadka magaalada ayaa sheegaya in magaala la dhigay ciidamo fara badan oo maamulka taabacsan si looga hortago falal ay ku kacaan maleeshiyada beeleed, waxaana mararka qaar la maqlay rasaas teelteel ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON