Thursday, March 28, 2024

Xildhibaan Axmed Fiqi: Farmaajo Wasiir kama doonan, Imaaraadkana lacag ima siinin…” [Daawo]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada ku kacsan dowladda Federaalka ayaa sheegay inuusan wax jago ah ka doonan Madaxweyne Farmaajo balse aanu ku qanacsaneyn qaabka uu wax u wado.

Isagoo ka hadlayay furitaanka madal ay ku bahoobeen siyaasiyiin taageera dowladda ayuu caddeeyay in mucaaradnimadiisa ay tahay wax toosin isla markaana Madaxweyne Farmaajo aanu waxba ka qaban balanqaadyadii uu dadka u jeediyay.

Xildhibaan Fiqi ayaa iska fogeeyay inuu Imaaraadka Lacag ka soo qaatay, wuxuuna taasi u daliishay inuu mooshin ka geeyay dowladda Imaaraadka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON