Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kashifay halka lagu soo diyaariyay qorshaha Amniga ee dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ku heshiiyeen.
Wuxuu sheegay in markii ay dabagal ku sameeyaan qorshahan ay ogaadeen in Nairobi lagu diyaariyay kadibna Itoobiya lagu soo dhameeyay oo Soomaali aanay wax shaqo ah ku lahayn.
Baarlamaanka ayaa dib u dhigay xiritaaka kalfdhiga koowaad si arrinta ka taagan qorshaha amniga xal loogu helo, waxaana laga dalbaday in faahfaahin dheeraad ah dowladda ka bixiso qorshahan.
DHAGEYSO XILDHIBAAN FIQI IYO MAHAD CABDALLA
Goobjooge.com