Saturday, August 2, 2025

Xildhibaan C/llaahi Fartaag oo iska casilay xubinnamadii Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Xildhibaan xubin ka mida Guddiga Doorashada  oo dacwad ay ka qoreen 16 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha uu iska casilay Guddiga.

Xildhibaan Gen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa la xaqiijiyay inuu iska casilay xubnimada Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka koobnaa labada Aqal kadib dood weyn iyo dacwad ka dhalatay hadal uu ku taageeray in dib loo doorto Xasan Sheekh Maxamuud.

Generaal Fartaag ayaa xaflada ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu taageerayay musharaxnimada iyo dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu ka sheegay in qof cusub oo xilka loo dhiibo ay dib u dhac u keeneyso dalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON