Monday, June 23, 2025

Xildhibaan Dalxa oo shaaciyey Hal Arrin oo sabab u noqon karta in Caasimada Soomaalia Amni noqoto [Dhageyso]

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey arrin ay ku xiran tahay amniga caasimadda Muqdisho oo weerarro iyo qaraxyo joogto ah ay ku hayaan Alsahbaab.

Xildhibanka ayaa sheegay in amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho oo la sugo ay ku xiran yahay in marka hore la xaqiijiyo amniga Gobolada Shabeellooyinka oo ah halka laga soo galo Muqdisho, lagana soo abaabulo weerarrada Alsahbaab.

Wuxuu sheegay inay muhiim tahay in wax laga qabto ammaanka Gobolada Shabeelooyinka, haddii la doonayo in laga hortago ami darrada ka jirta caasimadda.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON