Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaan Fiqi: “Farmaajow xilkan waa kugu culus yahay ee laba sano oo kale hanoogu darin…” [Daawo]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga halday mooshinka ay ka diyaariyeen xil ka qaadista madaxweynaha.

“Madaxweyne Xilka masii wadi kartid … waan kaaga tureynaa, halkaan noo dhig dad baa sii wadi doona..adigu iska bax iska laabo… intaas ayey ahayd mooshinka aan shalay geynay.. waxaan leenahay xilkan waa kugu culus yahay ee Farmaajow laba sano oo kale hanoogu darin..” ayuu yiri xildhibaan Fiqi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON