Monday, June 23, 2025

Xildhibaan Fiqi: “Galmudug waa maamul laga heli karo calooshood u shaqeystayaal..” [Dhageyso]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xildhibaanadda Galmudug ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal si sahlan loogu adeegsan karo inay dumiyaan maamulkooda.

Isagoo u warramay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayuu sheegay inuu maamulka Galmudug yahay mid jilicsan oo aan dhaafin magaaladii lagu dhisay, isla markaana ay Galmudug noqotay mid jilicsan.

“Galmudug waxay noqotay maamul nugul oo aad u jilicsan, lagana heli karo shaqsiyaad Calooshood u shaqeystayaal ah laga heli karo oo carqaladeeya maamulkooda..” ayuu yiri Xildhibaan Fiqi oo sheegay in dowladda Federaalka ay ku fashilantay faragelintii ay ku sameysay Galmudug.

DHAGEYSO

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON