Wednesday, July 16, 2025

Xildhibaan Goodax: “Faragelinta shisheeye ee doorashada cid kasta waa u muuqatay…” DHAGEYSO

Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadaly faragelinta la sheegay in dowladaha qaarkood ay ku sameeyeen doorashadii dalka.

Xildhibaanka ayaa sheegay inay mar waliba jirto faragelinta lagu hayo Soomaaliiya, laakiin loo baahan yahay inaysan saameyn yeelayn, wuxuuna sheegay in loo baahan ahay inaysan saameyn ku yeelan dowladda iyo dadka mas’uuliyiinta ah.

Wuxuu sheegay in xildhibaan Goodax in faragelinta ay walaac weyn ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed  iyadoo ahayd mid bannaanka taala oo cid kasta u muuqatay.

Wuxuu ugu baaqay madaxweynaha cusub inuu ka hortago Dowladaha caadeystay inay iska hor keenka shacabka iyo Dowladda Federaalka.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON