Xildhibaan Ibbi: “Bajaajleyda aan u doodeyno Ciidamada ayey Bambo ku tuuraan..” (Daawo)

Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mooto Bajaajleyda loo qeylinayo ay Bambooyin ku tuuraan ciidamada.

Isagoo ka hadlayey dooda xaaladda Amniga ee ka bilaabatay Baarlamaanka ayuu sheegay inuu ka xun yahay dilka loo geysto darawallada bajaajta ee Muqdisho ka dhaca, laakiin wuxuu xusay inay Bajaajyada ku kacaan falal ay ciidanka Bambo ku tuuraan mararka qaar.

Hadalka Xildhibaan Ibi ayaa soo jiitay qeylo dhaan iyo in lagu buuqo, iasgoo markaas kadibna si toos ah u weerarray xildhibaanadii ku qeyliyey, wuxuuna yiri ”Bajaajleyda aan u doodeyno Waa Bambo tuur oo waxaa la hayaa saddex Bajaaj oo Askarta Bombooyin ku tuuray”

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

126,301FansLike
1,073FollowersFollow
3,207FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!