Monday, July 14, 2025

Xildhibaan Jawaari: Haddii Doorasho dhici weyso Baarlamaanka wuu joogayaa, Mana aha Muddo kororsi..” [Daawo]

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in haddii doorasho dhici weyso mudadda xilkiisa uu sii jirayo Baarlamaanka.

Isagoo maanta ka hadlayey kulankii Baarlamaanka ee looga doodayey Sharciga Doorashada ayuu sheegay in Baarlamaanka uu fadhin doono, siina shaqeyn doono hadii ay doorasho dhici weydo, micnuhina aysan ahayn muddo kororsi ee la diidayo marnaasho dowladeed, wuxuuna intaas ku daray in Baaralmaankii hore oo ay ahayd inuu xilka banneeyo Ogost 2016 uu gaaray Disembar 2016

HOOS KA DAAWO KHUDBADII JAWAARI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON