Monday, June 23, 2025

Xildhibaan Jeesow: “Tacsi kuma filna, waa in dowladdu u aartaa shacabkii la laayay…” [Dhageyso]

Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in loo baahan tallaabo laga qaado qaraxyada Muqdisho ka dhaca ee aanay waxba soo kordhineynin tacsi la diro.

Xildhibaanka ayaa dowladda Federaalka ugu baaqay inay qaado tallaabo degdeg ah qaado si wax looga qabto Qaraxyadda magaalada Muqdisho ee qasaaraha badan shacabka kasoo gaaro.

Qarixii shalay ee ka dhacay isgoyska Soope ayuu ku tilmaamay Musiibo Qaran, wuxuuna soo jeediyay in Al-Shabaab loogu tago degaanada ay ka taliyaan ee ay kasoo abaabulaan weerarrada.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON